Ciise wuxuu ka yimid xagga jannada waana ka sarreeyaa waxkasta.
Ciise wuxuu ka yimid xagga jannada waana ka sarreeyaa waxkasta. Kadib Ciise wuxuu u sheegay hoggaamiyeyaasha diinta in idihiisu ay codkiisa maqlaan oo ay la socdaan isaga, wuxuu u sheegay in isaga iyo Aabihiis ay "mid" yihiin. Maxay ahayd [...]