Kitaabka Qudduuska ah

Ciise waa ilaah

Ciise waa Ilaah Ciise wuxuu ku yidhi xertiisa Tomaas - “Anigu waxaan ahay jidka, runta, iyo nolosha. Ninna Aabbaha uma yimaado, xaggayguu ku yimaado mooyaane. Haddaad i garan lahayd waad heli lahayd [...]