Ka warran xaqnimada Ilaah?
Ka warran xaqnimada Ilaah? Waxaa xaq laynoogu keenay, inaannu xiriir sax ah la leenahay Ilaah xagga iimaanka xagga Ciise Masiix - “Haddaba innagoo xaq laynagaga dhigay rumaysad, nabad baynu xagga Ilaah ku haysannaa Rabbigeenna Ciise. [...]