Diido mugdiga diinta, oo aqbal Iftiinka nolosha
Diid gudcurka diinta, oo soo dhowee Iftiinka nolosha Ciise wuxuu ku sugnaa Beytabara, oo qiyaastii labaatan mayl u jirta Beytaniya, markii nin wargeeys ah u keenay warka ah inuu saaxiibkiis Laasaros buko Gabdhaha Laasaros, [...]